Beesha Caalamka oo ka dalbatay Axmed Madoobe in Doorashadii Jubbaland lagu celiyo iyo Shir ka socda..

Wakiilo ka socday beesha caalamka ayaa tagay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka jubbaland, waxa ayna wakiiladaasi kulamo xasaasi ah la qaateen Madaxweynaha maamulka Jubbaland iyo xubno kale. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in wakiilada Beesha caalamka u cadeeyeen Axmed Madoobe in aysan taageeri karin ayna jiraan qaladaad badan oo dhacay intii ay socdeen … Continue reading Beesha Caalamka oo ka dalbatay Axmed Madoobe in Doorashadii Jubbaland lagu celiyo iyo Shir ka socda..